Maxaa iska bedelay xaalada B/weyne oo maalmahan ay buuxeen biyo fara badan? (Daawo Sawirro)

Qaar ka mid ah xaafadaha Magaalada Baled-weyne ee gobolka Hiiraan oo maalmo ka hor biyo fara badan ay buux dhaafiyeen ayaa hadda la soo sheegayaa in xaalkeedu soo hagaagayo. Biyahan oo ka dhashay fatahaad uu sameeyey webiga Shabelle ee magaaladaas dhexmara ayaa meelaha qaarkood ka guray halka meelo kalena jooga biyaha uu aad u hoos … Continue reading Maxaa iska bedelay xaalada B/weyne oo maalmahan ay buuxeen biyo fara badan? (Daawo Sawirro)